Monday, April 28, 2025
spot_img
GurigaWararkaXOG: Taliska Booliiska Soomaaliya oo digniin soo saaray iyo 145 Sarkaal khatar...

XOG: Taliska Booliiska Soomaaliya oo digniin soo saaray iyo 145 Sarkaal khatar ku jira

Warqadan waxaa ku saxiixan Taliyaha Ciidamada Booliska Dalka Asad Cabdullahi Cusmaan (Asad Diyaano).

Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa baafin galiyay saraakiil ciidanka booliska ka tirsan oo tiradoodu gaareyso 145 sarkaal.

Liiska Saraakiishan oo ay heshay Akhbar Media ayaa waxaa ugu badan oo Talis ahaan ay ka soo jeedaan Qeybta Dambi Baarista ee C.I.D, Qeybta Miina Baarista, Taliska xeebaha iyo Talisyo kale.

Saraakiishaan ayaa lagu soo eedeeyay in laga waayay xarumahoodi mudo aad u dheer gaar ahaan Xarunta Akadeemiyadda Booliska ee Generaal Kaahiye oo lagu sida warqadda lagu xusay. Saraakiishan ayaa sidoo kale ku eedeysan inay sameeyeen amar diido ah inay tagaan furimaha dagaalka.

Saraakishan ayaa lagu amray inay gutaan waajibaadka saaraan. Warqadan waxaa ku saxiixan Taliyaha Ciidamada Booliska Dalka Asad Cabdullahi Cusmaan (Asad Diyaano).

Hoos Ka Aqriso Magacyadda:

RELATED ARTICLES

A REPLY TAGO

Fadlan qor faalladaada!
Fadlan halkan ku qor magacaaga

Most Popular